Wadanka Jarmalka oo Iibiyay BTC si Degdeg ah Oo Khasaare Ku Dhacay!

🇩🇪 Bishii Luulyo 2024, Dowladda Jarmalka waxay iibisay 49,858 Bitcoin qiimo dhan $57,900 halkii BTC.

Haddii ay maanta haysan lahaayeen…

Qiimihiisu wuxuu noqon lahaa $5.24 bilyan USD

Waxayna seegtay faa’iido dhan $2.3

Bilyan.

Reply to this note

Please Login to reply.

Discussion

No replies yet.