Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi
GAROOWE (SMN) -:Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan Magacaabida Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee PEC. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 113-aad farqadiisa 1-aad xarafka (t) Markuu arkay: Aqootooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo. Markuu arkay: Baahida loo qabo…