XFS oo war cusub kasoo saartay gulufka ku wajahan Ceelbuur iyo Galhareeri
DHUUSAMAREEB (SMN) – Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada milatari ee ka socda gobollada dhexe, kuwaas oo ay wadaan ciidamada huwanta. Xasan Macallin ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo gulufka dagaal ee Galmudug, isaga oo sidoo kale ka warbixiyay kulamada madaxweynaha uu…